Ibrahim Traoré: Sida uu ku noqday hoggaamiyaha Afrika ugu caansan

Ibrahim Traoré: Sida uu ku noqday hoggaamiyaha Afrika ugu caansan



Ibrahim Traoré wuxuu xukunka Burkina Faso qabsaday sanadkii 2022 isagoo 34 jir ah. Tan iyo markaas, wuxuu noqday magac shaacsane ah oo Afrika dhamaan laga wada yaqaano. Hogaamiye diiday gumeysiga cusub, xiriirkii Faransiiska jaray, oo Ruushka Afrika kusoo dhaweeyay.

Dad badan ayaa Ibrahim Traoré u arka ruuxdii Thomas Sankara oo dib u dhalatay, kuwo kalena waxay ku tilmaamaan halyeyga Afrika.
Muxuu sameeyay oo uu ku mutay amaantaas? Maxaa ka dambeeya taageeradiisa baaxada leh? Maxay se tahay sababta dhallinyarada Afrika ugu arkaan rajo cusub?

Muuqaalkan waxaa soo jeedinaya Abdinasir Ali, waxaana ku eegi doonaa:

00:00 Sida Traoré uu xukunka ku qabsaday
01:05 Maxaa caan ka dhigay Ibrahim Traoré?
01:48 Dhaqaalaha iyo qaramaynta macdanta
02:51 Baraha Bulshada iyo suuqgeynta loo sameeyay Traoré
05:55 Mustaqbalka u yaal Burkina Faso

#ibrahimtraoré #burkinafaso #african #panafricanism #thomassankara #traore #bbc

Share:

44 thoughts on “Ibrahim Traoré: Sida uu ku noqday hoggaamiyaha Afrika ugu caansan

  1. Awalba israaill ayaad ushaqayn jirteen
    Xaraanta aatihiin wasa
    Markaad dhahaysaan Digtetar waye ibrahim traore
    Maxaa idiin diiday inaad dhahdaan ?ibrahiim traore waa wadani jecel danaha dadkisa iyo dalkiisa

    Afxumada mesha kala taga yahud batihiin

  2. Somalia ayaa lagarabaa qofkaan oo kale waayo Somalia waxaa mamula rer galbeedka xaqiiqatan dadka nahortaaga gadaashood ayaa cid kadambeysa, ♡daaha gadaashiid waxaa ku jira bulaca walaashiis♡

  3. Reer galabeed iyo mareykan maxaa kagalay iney Keedak wadan kood ciidan kood ku maal galiyaan Africa ha toosaan yaan hantidood la dhicin waa iney Difaacadaan dhulkood iyo hantid dalkood

  4. Ibraahim.traore.geesiga.africa.guuleyso.marlabaad.guul.wuxuu.dalkisa.iyo.dadkisa.ka.samatabixinaya.dhibaatadi.guumesytayaash.reer.galbeedka.iska.meal.mariyey.isago.meel.meriyey.gumeestihi.dhiig.miiradkah

  5. horumar uu gacan ku sameeyey madaxweyne taroore ayaad rabtaan af inaad ku dumisaan waa gartiin waa wax laidiin soo diyaariye waana siyaasada bbc in la ceebeeyo dadka gumaysiga ka soo horjeeda.

  6. Mareeykan.danayuu.kaleyahay.burkina.faso.wuxuuna.ka.dhexe.arkay.dantiisa.gar.ahaneed.dawlada.u.gohamiinayo.ibraahim.trore.iska.jiira.hana.amini.waayo.maha.axadi.Lagu.amiino.dowladayadi.dhis.need.ee.soomaaliya.mareeykan.ayaa.dumiyey.welina.fegeelinti.ayuu.nagu.hay

  7. OH! WAKE UP AFRICA!
    TERRORISM IS A PSYCHOLOGICAL OPERATION FUNDED AND BACKED BY WESTERN POWERS THROUGH THEIR INTELLIGENCE SERVICES (CIA, M16, MOSSAD) creating fake oppositions to create propaganda just to paint a true resistance leader evil to the public and justify invasion. They fund counter coups and fake protests too. Hate the hidden Game not the Pawns. Not only Africa. Study the patterns. All leaders that were murdered (Gaddafi).
    Afghanistan. Pakistan. Israel. Palestine. Nicaragua and list long.

    Don’t listen to the mainstream media, BBC/CNN/AL JAZEERA etc. They are compromised and western backed. Deception and confusion and mislead. For once, humanity leave the news and think. Don’t believe everything you’re told. Mental slavery. Brainwashed.
    Stay woke.

    All those against True Leaders = JUDAS! TRAITOR! BETRAYER! WESTERN PUPPET!
    Africa don’t need democracy we need freedom and sovereignty
    Not neo-colonialism over exploitation and imperialism.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *