Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
Don’t forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa๐One๐Love๐.
QarriJiqood












Somaliya aya u bahaan ninkano kale……
I lovethis president Traoryโคโคโคโคโค
ุงููููููู ูู ุตูููู ุนููู ู ูุญูู ููุฏู ูุนููู ุขูู ู ูุญูู ููุฏูุ ูู ุง ุตููููููุชู ุนููู ุฅุจูุฑูุงูููู ู ูุนููู ุขูู ุฅุจูุฑูุงูููู ูุ ุฅููููู ุญูู ููุฏู ู ูุฌููุฏูุ ุงููููููู ูู ุจูุงุฑููู ุนููู ู ูุญูู ููุฏู ูุนููู ุขูู ู ูุญูู ููุฏูุ ูู ุง ุจูุงุฑูููุชู ุนููู ุฅุจูุฑูุงูููู ู ูุนููู ุขูู ุฅุจูุฑูุงูููู ูุ ุฅููููู ุญูู ููุฏู ู ูุฌููุฏู)
allow kaxafid aamiin guul insha allah๐คฒ๐คฒ๐ฌ๐ฒ๐ฌ๐ฒ๐ข๐ข๐๐โฅ๏ธโฅ๏ธ๐ฌ๐ฒ๐ฌ๐ฒ๐ฆ๐ฆ๐ฆ๐ช๐ช๐ช๐ฅ๐ฅ๐๐ฉธ๐ฉธโ๏ธโ๏ธ๐
Cabdi Rahman barow Ayaan ahay iska daa waxaad tidhas Anigoo ah
waa sheeko been ah ๐๐๐
Africa are support ibraahin tarroro must be that
Anigu ma ihi nin iskka dhegaรฟsta janalada waxaan dhegaystaa warka dhexdhexaadka ah.
Haa
BARROW BARROW BARROW; WAXAAN KAA CODSANAYAA IN AAD ISKA HUBISID WARKAAGA, BAL DIB U DHAGEYSO KHALADKAAGA, TAAS OO DHAAWACAYSA SAXAAFADDA. WAXAAD TIRI NAMIBIYA BAA SHIQOOL LAGA SOO ABAABULAY- HADDANA WAXAAD NAGU TIRI WADDANKA BENIN BAA SHIRQOOLKA LAGA SOO ABABULAY. BAL WARKAAS TEE BAYNU RAACNAA.
maanshaa alaah waa siyaad bare oo yar ibraahiin troore waa geesi afrikaan ah oo garasho dheer
Illaahay idankii waa ka guulaysan doonaa reer galbeed
โคโคโคโคโคโคโคโคmansha Allah ee alow ugargar oo xifti aaamin yaarabi Allow
Aibraahiim waanin mudan kudayashu iyo garab istaag
Ninkani yari reer galbeedka ayร a assanition ladoonaysa
Wuu istaahilaa inu afrika xakumo
Masha allah waa geesi geesi dhalay
Waasuurtagal inlagudaydo
Toma Sankari markuu adiss ababa yimid iyo africa oo dhan ayaa la dilay bartiibuu marayaa
Waa Sunta wareegta oo Africa lagu Naafeeyey.
โคโคโคโคโคโคโค
Ilaahay baa la jiraa
Kkkk waa wax la yaable
Geesi weeye wiilkaas Ibrahim Traore
Qu'Allah protรจge le Guide Ibrahim Taore fils et flamme du peuple Burkina Faso car il est devenu la bรชte Noire des puissances Occidentales notamment Americaines et Europรฉennes qui constituent les Axes du mal.
Cependant nous avons la certitude que la raison triomphera.
โคโคโคโคโคโค๐๐๐๐๐Machaallah tabarakaallah Allaha xiftiyo Ibrahim TRAORE
Waa waxa somaliya lagu rogay raashin aan macano lahaeyn oon kafayn cidii la siiyo
Insha Allah Rabbi ayaa badbadinaya insha Allah guul Africa
guul afarika
Allaahu akbar ceebeey tacaal gaal miyeey ceebu kartaa lacagta uu faransiisku ibraahim ku shirqoolayo waa dahabki uu horay uga uqaadan jiray wadankaas waxa uu maanta ku dabataagan yahay
Africa waa cusub ayaa ubaryey sida runta ah
Haa way noqon haduu alle yiraahdo
ุจุงุฑู ููู ุจูุฑูููุง ูุงุณู ูุญูุท ููู ุงุจุฑุงููู ุชุฑุงุงูุฑูโคโคโคโคโคโคโค
Waynoqoneysaa ilaahey hakadhigee