🚨 BREAKING NEWS
SOMALIA REMAINS A MAJOR TOPIC IN GLOBAL POLITICS, SECURITY, DEVELOPMENT, AND DIPLOMACY. INTERNATIONAL PARTNERS CONTINUE TO FOLLOW EVENTS IN THE HORN OF AFRICA AS THE COUNTRY ADVANCES TOWARD GREATER STABILITY, ECONOMIC GROWTH, AND STRONGER GLOBAL RELATIONS.
#BREAKINGNEWS #POLITICS #SOMALIA #MOGADISHU #USA #CANADA #MEXICO #UNITEDKINGDOM #GERMANY #FRANCE #ITALY #SPAIN #NETHERLANDS #BELGIUM #SWEDEN #NORWAY #DENMARK #FINLAND #SWITZERLAND #AUSTRIA #IRELAND #PORTUGAL #EUROPE #NORTHAMERICA #POLITICALNEWS #GLOBALPOLITICS #WORLDNEWS #INTERNATIONALRELATIONS #DIPLOMACY #GEOPOLITICS #GOVERNMENT #LEADERSHIP #SOMALINEWS










Xasan intee lacagkusiiyaa waayo runta waakafogtahay dulibaan weligaa ilaah idankii
Kani ibraahim taroroe magaarebnadhaafi warqado dhulka laga qaaday micne uyeeli meysee
peenta jooi kambaala matagine mareykanka ayuu shir lalahaa xamar ayuu jooga sxb
Gesiiwadaniah
Maanshaallaah tabaaralah geesi qaran 🍒🍒🍒🍒♥️♥️🍒🍒🍒🍒🍒 ee soomaaliya Guul iyo gobanimo ❤❤❤🎉🎉
Galmudug Guul iyo gobanimo thanks 👍🙏🙏🙏🙏👍👍❤❤❤❤❤🎉❤❤❤ qaran 🍒🍒♥️🍒♥️🍒♥️🍒♥️🍒♥️🍒♥️🍒 🥇🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆 FIFA Galmudug thanks 🙏👍❤❤❤❤❤❤❤❤
Mahadsanid taliye ibrahim
Masha allaha
Maxaa horta keenay in la dhigo Dhulka. Waxageese in ladhigo, qaasis keliya miyaa kahadleysaa, in uu qosol maheyn ee in uu xanaaqo ayey aheyd. Weydiiyaan cida dhigtay iyo sababta loo dhigay???????
Yaa dhihi kara maxaad uga qaaday Dhulka magacaaga. Waxaan ku farxi lahaa haduu maxkamad Soo saaro qofkii lahaa inladhigo.
Waxaan hubaa shirkaas haduu joogi lahaa M/S/ Barre ladhigo iskadaaye inta looga dhiibayo magaca soomadlida ama calanka kor bey u heylahasyeen, reer gafuur halka aan Xasan wax leska saareyn weliba loo booteeyo markasta,
Allah dalka haka qabto Hassan baahane tuug fuley madharge jaajuska shisheeye iyo Deni uusbuur jaajus Emirates iyo Axmaraada iyo kuwa kale
Sxb ma intaas buu geesi ku yahay walle somalia ilaahay uun baa u maqan kulahaa taliyaha ciidanka somalia baa warqad ka qaaday dhulka waxaynu nool nahay aduunyo la leeyahay taliyihii guud ee xooga ayaa warqad dhulka ka qaaday
Guul taliyaha dalka
mahadsanid. waxanjecelnahay. inad. soogudbisowaxyaalaha. mu. humka. ah. eewadanimada. ah
Markaa sababtu maxay ahayd maad soo raacisid
Xishood af ku go,ye
Beenta dhaaf abgaal wadani ahi ma jirtee
Waxaa soobarbaariyey waalid wanaagsan kuna barbaariyey aqlaaqda iyo wadaninimada iyo diinta Islamka e dhameyska tiran
Taliyuhu waa geesi guul insha Allah
Bow bow
Hoooyowcu zcw hoooyowcu zcw hoooyowcu ❤️💯 hoooyowcu ❤️🇸🇴🌹🇸🇴🌹 soamil soamil Mom 1000k
،،،ما شاء الله❤🎉❤🎉❤ ضشذثصسءثيؤ في كل مكان ما ب ش شي كل شيء منه عدا 😂1000❤❤k
❤🫡😘😘😘😘😘😘🫡❤️
Yahooy igaarkaan masha Allaah Allow xifdhi 😢😢❤❤❤
Billa Caqli Askari Xun oo Gafuur Wayn Oo Inqilaabay xoriyadii Shacabka Aya Kuwa Somali Sheeganaya Camal Ka dhigteen. Dalkii Somalia Aya Gubanaya Maxa Taroore Kagallay
Ma Ciidan Ayaad Leedihiin , Maxay Ciidanka Africa Iddiin Ilaaliyaan Haddaad Ciidan Leedihiin
Copy erduqaan ayuu ka arkay
Xow aha unukaa leh 😂😂😂😂
GUUL GOBONimo taliye ibarahim
Waraaqda uu dhulka ka qaaday miyuu halyey kunoqday waxaan oo kale ayaa wariye isku magacaabay
Baqbaq
Ibrahim Traore ALLAH ha u keeno Somalia
Ciidamo shisheeye uma baahna Somalia, shisheeyaha iyaga rabo inu waddanka degin oo baalaayo aan ka dhamaan
Masha Allah ❤ 🇸🇴🌹❤️
Waa guul
Wa gessii dhigle wallaahii IILAAHAY haku xifdiyo inshallaah.
Masha allah Africa ha noolatu
Ibrahim teroere iyo kan hayis babar dhigin duliyahaw unuka lex dal laguma noqde amisoom iska horeeya
Alaha nokeeno gesiyiin Wadaniyiin diin iyo Dabeecadleh amiiiin🎉❤️🩹🇸🇴🇸🇴
❤❤❤SHAN KALIYEH HADDII LOO HELI LAHAA IYO SHACAB MUWAADINIIN AHO KU TAAGEERAH ♥️ CIIDAMADOODA SOMAALIYED KU TAAGEERAH. DHANWALBOO DHAQAALE++ WAR IY9 TAAGEERO DHANWALBOO KA TAAGEERAY KULA SOCD9 CIIDANKKOODA… WA IN LA TAAGEERA CIIDANKA DALKA SOMAALIYE ODHAN WA SALAAM
Geesi geesi dhalay lkn xasan culusow melowjogo madaaho
❤❤❤❤❤
Somali magaceeda ba ee naga daa
Alla dadka munaafuqnimo maxuu baabiyey nin la ogyahay inee dawlada wadato ayee leeyihiin quf iyo xod ayaan ayaan ku faraxsanahay waxaan uheestay dawlada inee qaaimiin yihiin lkn shacabka ayaa kadaran dawladda
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤